Ciidamo katirsan Ahlu Sunna oo nolosha lagu qabtay iyo Galmudug oo ka hadashay

Ciidamada nabad sugida iyo kuwa booliiska Galmudug ayaa la sheegay in nolosha ku qabteen qaar kamid ah ciidamada Ahlu Sunna ee maanta weerarka ku qaaday saldhiga booliiska magaalada Guriceel. Afhayeen u hadlay maamulka Galmudug oo lagu magacaabo Cismaan Ciise Nuur (Taar dhuleed) ayaa sheegay in ciidamada Glamudug maanta gacanta ku dhigeen qaar kamid ah ciidamada Ahlu … Continue reading Ciidamo katirsan Ahlu Sunna oo nolosha lagu qabtay iyo Galmudug oo ka hadashay